Qaar ka mid ah Soomaalida waxbarashada u joogtay magaalada Kyiv ee caasimadda dalka Ukraine ayaa gaaray dalka Jarmalka si ay magangalyo u weydiistaan.
Dadkaasi waxaa ka mid ah Muna Cabdiraxmaan Diiriye oo toddoba maalmood kadib gaartay hadda ku sugan dalkaasi.
Caasho Ibraahim Aaden oo la xiriirtay ayaa ugu horreyn weydiisay sida ay kusoo gaartay Jarmalka.
Your browser doesn’t support HTML5
Qaar ka mid ah Soomaalidii Ukraine oo gaaray Jarmalka