Putin oo ka aargutay dalalka jaangooyey qiimaha saliidda
Moscow —
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in dalkiisu uu mamnuuci doono in shidaal loo dhoofiyo dalalka ku heshiiyay jaangoynta qiimaha saliidda, iyadoo go’aankaasi oo ay soo rogeen dalalka Reer Galbeedka uu dhaqan galay horaantii bishan.
Warbixin ay VOA arrintan ka diyaarisay waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Putin oo ka aargutay dalalka jaangooyey qiimaha saliidda