Putin 'oo booqday' gobollo ka tirsan Ukraine

Ruushka ayaa maanta sheegay in Madaxweyne Putin uu booqday gobollada Ukraine ee Kherson iyo Luhansk, iyadoo uu halkaasi warbixin kaga dhagaystay taliyeyaasha Milatariga.

Warbixin ay VOA arrintan ka diyaarisay waxa soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Putin 'oo booqday' gobollo ka tirsan Ukraine