Sawirro: Dibadbaxyada Dunida Muslimka

Dibadbaxayaal ku sugan Sanca, Yemen oo ku hor bannaanbaxaya safaarada Maraykanka, September 21, 2012.

Ardayda Jaamacaddaha ee Afghanistan oo gubaya calana Maraykanka, ee gobolka Nangarhar, Afghanistan, September 19, 2012.

Dibadbaxayaal ulo ku garaacaya baabuur iyagoo samaynayay bannaabax ka dhacay, Islamabad Pakistan, September 20, 2012.

Dibadbaxe wajigiisa ka daboolaya sunta dadka ka ilmeysiisa oo boolisku ku fureen meel u dhow fagaaraha Tahrir ee Qaahira, September 15, 2012.

Booliska Pakistan oo ilaalinaya looyaro ku qeylinaya erayo ka dhan ah Maraykanka meel u dhow safaaradda Maraykanka ee Islamabad, Pakistan, September 19, 2012.

Booliiska rabshada ka hortaga oo kor ka eegaya dibaxbax ka socda Kabul, September 21, 2012.

Ardayda caafimaadka ee Kashmir oo sameynaya dibadbax, Srinagar, India, September 19, 2012.

Nin sita warqad ay ku qoran yihin erayo ka dhan ah filimka lagu aflagaadeeyey Nabi Muxammed NNKH,  Jammu, India September 21, 2012.

Dad ku banaanbaxayay Chennai, September 18, 2012.

Koox cadheysan oo ka tirsan xisbiga Sunniga ee Jamaat-e-Islami (JI) ee Pakistan oo gubaya calanka Maraykanka,Peshawar, September 18, 2012.

Dad ku bannaanbaxayay Chennai, September 18, 2012.

Dibadbaxayaal dad qabadsiiyay geedad meel u dhow safaaradda Maraykanka Tunis, September 14, 2012.