Pakistan iyo Sacuudiga oo ku baaqay xabad-joojin ka dhacda Gaza

Wasiirada arrimaha dibedda Sacuudiga iyo Pakistan

Dalalka Sacuudi Carabiya iyo Pakistan ayaa maanta si wadajir ah ugu baaqay in xabad joojin laga sameeyo Gaza, halkaasi oo muddo lix bil ah uu ka socdo dagaalka Xamaas iyo Israel.

Sacuudiga ayaa si gaar ah uu soo jeediyay in xiisadda gobolka la dajiyo iyadoo aanu soo hadal qaadin duqayntii Iran ay ku samaysay Israel.

Warbixin ay diyaarisay Sarah Saman oo ka tirsan VOA, waxa inoo soo jeedinaya Cabdi Xakiin Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Pakistan iyo Sacuudiga oo ku baaqay xabad-joojin ka dhacda Gaza