Ururka ONLF ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray ka qeyb galka shirweyne wadatashi oo dhawaan ay ku dhawaaqday dowlad deegaanka Soomaalida, waxaana ay sheegeen inaysan shirkaas ka qeyb gali doonin ilaa inta laga saxayo geeddi-socodka shirweynaha, sida hadalka loo dhigay.