Odayaasha iyo waxgaradka Gaarisa oo ka cabanaya shirkado

Qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka tulooyinka hoos yimaada degmooyinka Gaarisa, Faafi iyo Dhadhaab ayaa cabasho ka muujiyay shirkado dhagaxa ka qoto dhulka ay xooluhu u daaqaan.

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib nabaad guur iyo Burbur ku dhacay degaanada ay dagan yihiin waxayna dadka degaanku sheegeen in nabaad guur badan uu ka jiro dhulkii baadka iyo biyaha lahaan jiray.

Wariyaha VOA Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan Gaarisa kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Odayaasha iyo waxgaradka Gaarisa oo ka cabanaya shirkado