Sawirrada Maanta Oct. 22, 2015

A woman walks through the park, covered of fallen yellow leaves, near Pristina, Kosovo.

Haweeney Syrian muhaajir ah oo sidda lugta faalsada ah ee ninkeeda, ayna la socdaan caruurteeda, magaalada Piraeus ee dalka Greece.

Nin ka kalluumeysanaya webiga magaalada Palangkaraya ee gobolka ku yaalla bartamaha Indonesia ee Kalimantan, oo ciiro xun ay ka jirto.

Shan carruur Syrian ah oo saddex ay mataano yihiin oo jiifa meel banaan ah, ayaga oo qoyskooda muhaajiriinta ah la yimid meel u dhow magaalada Athens ee dalka Greece.

Qoys dadka dhaladka loo yaqaan ah oo dhinaca socda jiinka webiga Taguarussu ee magaalada Palmas ee dalka Brazil.

Nin Shiico muslim ah oo haya canugiisa, iskuna diyaarinaya inay xusaan maalinta caashuura, magaalada Kabul ee dalka Afghanistan.

Arday ka dibad-baxeysa lacagta iskuulada oo lagu kordhiyey, ayaga oo isku soo urursaday banaanka xarunta baarlamanka Koonfur Afrika ee magaalada Cape Town.

Haweeney Syrian ah oo wejiga qarsatay oo sugeysa inay u gudubto xadka Croatia iyada oo ku sugan xaafadda Berkasovo ee Serbia.

Madaxweynaha Chin iyo Kate oo ah Duchess of Cambridge, oo London uga qeyb galaya shirka wada shaqeynta Britain iyo China.

Macallimiin iyo arday ku cayaaraya saqafka iskuul ku yaalla magaalada Xi'an ee gobolka Shaanxi ee dalka China.