Sawirrada Maanta: Oct. 19, 2015

Dad ka qeyb galaya cayaarta loo yaqaan tai chi, ee lagu barto habka la isku difaaco loona dagaalo, gobolka Hunan ee dalka China.

Dhismeyaal uu dhismo ku socdo oo la arko, xlli ay tahay maalin ay jirto carceero, magaalada Rizhao ee gobolka Shandong ee dalka China.

Wiil raadinaya caagagta biyaha lagu cabo ee dib loo isticmaali karo, xilli mowjado hirar ah ay soo daadineyso duufaanta Koppu, xeebta Manila Bay ee dalka Philappines.

Dagaalyahanno shiico ah oo hubka artilariga ku ridaya kooxda Daacish, magaalada al-Fatha ee waqooyiga bari ee Baiji ee dalka Ciraq.

Nin iyo gabar yar oo ayaga oo ku jira badda caleenta muuska isaga daboolay roob soo da'ay, magaalada Colon City ee dalka Panama.

Baabuur ka bixi la' dhiiqo, waddada Route 58 oo u dhow magaalada Tehachap ee gobolka California. Illaa 200 oo baabuur ayaa waxaa ay ka dhaqaaqi waayeeyn dhiiqo guur.

Shimbir badeed dhexda uga soo dhacday tartan mooto oo ka socday dalka Australia.

Tartan dabaal ah oo ka dhacaya xeebta Victoria Harber ee Hong Kong.

Markab ay lee yihiin ciidamada badda Japan oo dhex jibaaxaya xeebta Sagami Bay ee Koonfurta magaalada Tokyo ee dalka Japan.

Wiil ka mid ah dadka qaxootiga ah oo dallad ku sita magaalada Bambari ee dalka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe.

Baabuur ku shaqeynaya cad ceedda oo dalka Hungary uu sameeyey, oo tartan uga qeyb galaya dalka Australia.