Cairo —
Shir-madaxeedka dalalka Carabta ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Algeris ee dalka Algeria, waxaana war-murityeedka kasoo baxay shirkaasi ayaa lagu diiday faragalinta shisheeye dalalka carabta.
Warbixintan waxaa magaalada Qaahira kasoo diray Xuseen Saxnuuni.
Your browser doesn’t support HTML5
Nuruxka bayaankii kasoo baxay shirki Jaamacadda Carabta.mp3