Sawirrada Maanta: Dec. 01, 2015

Badmaaxe kasoo dhex baxaya mowjad xoogan oo hirar ah, xeebta Praia do Norte ee magaalada Nazare ee Portugal.

Haweeney ayada oo dul socota buundo uu hir kusoo dhacay, magaalada Helsink ee dalka Finland.

Baabuur dhinaca maraya xarunta golaha qaranka ee magaalada Paris, oo lagu soo bandhigay qaar ka mid ah mashruucyada sawiraha reer France ee JR.

Haweeney ku dabaalaneysa dooxo baraf noqotay, magaalada Shenyang ee Shiinaha.

Madaxweyne Barack Obama iyo dhiggiisa France Francois Hollande oo u baxyo dhigaya Bataclan oo ah mid ka mid ah goobihii uu ka dhacay weeraradii Bataclan.

Xubno cusub oo la shaqaaleeyey inay ka mid noqdaan ciidamada xoreynta shacabka ee Shiinaha, xilli cimilada ay aad u qabowdahay, gobolka Heilongjiang ee dalka China.

Ciidamada Turkiga oo sida naxash uu ku jiro meydka mid ka mid ah askarigii saarnaa diyaaradda Ruushka ee Turkiga ay soo rideen.