Sawirrada Maanta: Nov. 26, 2015

Qof mutadawac ah oo haya canug yar, xilli muhaajiriin cusub ay soo garaeen jasiiradda Giriiga ee Lesbos.

Pope Francisoo booqasho ku jooga magaalada Nairobi oo ay cayaar kusoo dhoweeyeen koox Kenyan ah.

Nin u bax saaraya baabuur booliis, meel u dhow halkii qaraxa uu ka dhacay ee magaalada Tunis ee caasimadda Tunisa.

Dad Hindi ah oo shumac ku xusaya xiidda Deepawali, magaalada Allahabad.

Dad diyaarad qumaati u kacda oo Philippine ah u tilmaamaya meel dab uu ka kacay si ay u damiso.

Musharaxa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump (Bidix) iyo qof isaga u eg oo taageero u ah laguna magacaabo Terry Silliman.

Nin baaskiil ku dul maraya buundada Mimico Creek ee magaalada Toronto ee dalka Canada.

Dad caawinaya faras siday basal oo dhacay, magaalada Peshawar ee dalka Pakistan.

Baabuur ku dhiiqday daad kadib roobab xooggan oo ka da'ay magaalada Riyad ee Sacuudiga.
 

Magaalada Bangkok ee dalka Thailand.

Duufaan sii gudbeysa waddada 1-80 ee magaalada Baxter ee gobolka California.