Sawirrada Maanta: Nov. 25, 2015

Saddex ka mid ah diyaaradaha WB-57s ee hay'adda NISA ay ku sameyso cilmi-baarista oo dul haadaya magaalada Houston ee gobolka Texas ee Mareykanka.

Xayawaanka loo yaqaan Panda oo dul fadhiya geed, xilli barafkii ugu horeeyey uu ka da'ay magaalada Jinan ee gobolka Shandong ee dalka China.

Gantaalka H-IIA oo sida satalayaat isgaarsiineed oo ka baxay jasiiradda Tanegashima ee dalka Japan.

Taalada Eiffel Tower ee magaalada Paris oo calanka Faransiiska lagu sawirray.

David Warren oo ah nin ka shaqeeya dheymanka oo darsaya sax ahaanshaha dheyman laga soo qaaday hoyga marwadii koowaad ee dalka Philippines oo qaxday sanaddii 1986-kii, dheymankaas oo xukuumadda Manila ay xaraasheyso.

Roma Papası Fransis Vatikanda 81 yaşını qeyd edir.

 

Khuburo ka tirsan booliiska oo baaraya waddo qarax uu ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Athens ee dalka Greece.

Beeraleyda Kazakh oo ido quminaya, ayada oo baraf uu ka da'ay gobolka ismaamulka Xinjiang Uighur ee dalka China.

Hooyada 18 jir askari Israel ahaa Ziv Mizrahi oo barooraneysa kadib markii toorey ay ku dileen Falastiiniyiinta.