Sawirrada Maanta: Nov. 12, 2015

Askari Israel ah oo dhacay, intii lagu guda jira isku dhac dhex maray askarta Israel iyo Falastiiniyiin, meel u dhow deegaanka Bet El oo ku dhow magaalada Ramallah ee Daanta Galbeed.

Baabuur ay hareereeyeen Ido kasoo laabtay cows cunid, duleedka magaalada Tbilisi ee dalka Georgia.

Qof sawir iska qaadaya, gobolka Heilongjiang ee dalka China.

Ubax iyo diyaarad qumaati oo toy ah oo la dhinac dhigay darbi lagu qoray magacyada askartii Mareykanka uga geeriyooday dagaalkii Vietnam, magaalada Washington DC.

Daanyeer ilmo ah oo naas nuugaya hooyadii oo macluul ay hayso, iyo dad isku dayaya inay gargaaraan, gobolka West Kalimanta ee dalka Indonesia.

Askarta Poland oo xusaya sanad guuradii 97-aad ee maalinta xorriyadda dalkaas.

Nin Singa Singa-ha India ka mid ah oo xusaya ciidda Diwali-ga ee daka Singa Sinagha ama Sikha loo yaqaan.