Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa Jimcaha maanta ah amar ku bixiyay howlgal xooggan oo laga fulinayo wax uu ugu yeeray xarumaha argagixisada ay ku leeyihiin Daanta Galbeed ee la haysto, sida uu sheegay xafiiskiisa.
Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii saddex bas ay ku qarxeen bartamaha Israa’iil, kuwaasoo aan laga soo warin wax khasaare ah oo ay geysteen.
Warbixintaan oo ay qortay wakaaladda wararka ee AFP, waxaa noo soo koobaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.
Your browser doesn’t support HTML5
Netanyahu oo amray howlgal laga fuliyo Daanta Galbeed