Nelson Mandela

Farshaxanyahan u dhashay India oo lagu magacaabo Sudarshan Pattnaik ayaa muuqaalka Nelson Mandela ka sameeyay carada isaga oo caafimaad u rajaynaya, Magaalada Puri, India, June 9, 2013.

Mandela oo ku jira cisbitaalka.

Gabadh yar oo dhambaal taageera ah hor dhigaysa guriga Nelson Mandela oo ku yaalla Johannesburg, June 9, 2013.

Fagaaraha Nelson Mandela Square ee magaalada Johannesburg oo la dhigay taallo lagu maamuusayo, April 1, 2013.

Nelson Mandela iyo xaaskiisii hore, Winnie, oo dadweynaha salaamaya markii uu xabsiga ka soo baxay February 11, 1990.

Nelson Mandela iyo xaaskiisii hore, Winnie.

Madaxweynihii hore ee South Africa Frederik Willem de Klerk iyo Nelson Mandela oo ahaa guddoomiya ku xigeenka ururka ANC, waxaana sawirkan la qaaday markii ay socdeen wada hadaldii u dhexeeyay dawladda iyo ANC, Cape Town, May 2, 1990.

Nelson Mandela oo salaamaya ku dhawaad 120,000 oo taageerayaasha ANC oo isugu yimid garoonka kubadda ee Soweto stadium ee degmada Soweto,oo u dhow Johannesburg, South Africa, Feb. 13, 1990.

Nelson Mandela oo ka qayb galaya isku soo bax balaaadhan,1993.

Nelson Mandela and Amiirka Britain, Amiir Charles oo la sawiran fannaaniita kooxda " the Spice Girls" Emma , iyo Gerri kulankan ayaa ka dhacay guriga Mr. Mandela, November 1, 1997.

Mandela iyo xaaskiisa Graca Machel, oo salaamaya dadweyanahaka soo qaybgalay bandhigga Live 8 concert, Johannesburg, South Africa, July 2, 2005.

Nelson Mandela oo uu weheliyo wiilka uu awoowga u yahay Mandla Mandela,oo dhinaca midig ka jooga iyaga oo ku sugan munaasabad dhaqameed oo ka dhacday Mvezo, South Africa, April 16, 2007.

Arday akhrinaya taariikhda Nelson Mandela, waana dusgi ku yaalla  tuulada Qunu ee South Africa, July 17, 2012.

Carruur u dabaaldegaysa dhalashada Mandela,  Mvezo, South Africa, July 18, 2012.