Muxuu yahay ujeedka safarka madaxweyne El-Sisi ee dalka Qadar?
Cairo —
Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku tagay dalka Qadar tan iyo xiisaddii diblomaaysiyadeed ee sababtay in dalalka Khaliijka ay xiriirka u jaraan dalkaas, kadib markii uu casuumaad ka helay Amiir Tamim bin Hamad Al-Thani.