Muxuu yahay sharciga muranka dhaliyay ee uu saxiixay Ruto?

William Ruto

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa saxiixay sharci muran badan dhaliyay, kaasoo u gogol xaaraya in dowladda ay sii waddo qaadista canshuuraha guryaha oo ah 1.5% ee mushaarka shaqaalaha bil walba.

Canshuurta ayaa loogu talagalay in lagu bixiyo dhismaha guryaha la awoodi karo ee Kenyaanka saboolka ah.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Nairobi kasoo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Sharciga guryaha Kenya