Muxuu yahay heshiiska cusub ee ku saabsan Ireland oo ay gaareen UK iyo Midowga Yurub?

Britain's Prime Minister Rishi Sunak walks outside Number 10 Downing Street, in London, Britain, Oct. 26, 2022.

Ra’iisul Wasaaraha Britain Rishi Sunak iyo madaxa guddiga midowga Yurub, Ursula von der Leyen ayaa ku heshiiyey inay ka shaqeeyaan, sidii loo xallin lahaa dhibaatooyinka hab-maamuuska Waqooyiga Ireland iyo heshiiska ganacsiga, ka dib bixitaqankii ay London ka baxdey Midowga Yurub, sida laga soo xigtay xafiiska Sunak

. haddaba waa maxay hab-mqamuuska Waqooyiga Ireland, maxayse kaga duwan tahay mandaqadaha kale ee Ingiriiska.

Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub, Abdihafid Awil ismail ayaa warbxintan gaarka ah ku eegaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Heshiiska UK iyo Midowga Yurub.mp3