Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trumo ayaa ku tilmaamay eedaha cusub ee lagu soo oogay “cadaadis siyaasadeed.”
Trump ayaa shalay la soo taagay maxkamad isagoo loo haysto inuu sameeyay mu’aamaraddo uu doonayay inuu wax uga baddalo ama ku horistaago natiijadii doorashadii madaxtinimada ee sannadkii 2020, kadib markii lagaga adkaaday.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Ismaaciil Farjar.
Your browser doesn’t support HTML5
Muxuu Trump ku tilmaamay eedaha maxkamadda loo soo taagay?