Muxuu madaxweyne Xasan kaga hadlay khudbaddii Minneapolis?

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay khudbad uu xaaladda dalka kaga hadlay u jeediyay jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota kaddib safar uu ku tegay magaalada Minneapolis.

Madaxweynaha ayaa sharraxaad dheeraad ah ka bixiyay dagaalka ka dhanka ah ee Al-sbahaab ee ka socda Soomaaliya, kaasi oo deegaano badan looga saaray kooxda bilihii dhowaa.

Wariyaha VOA-da Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue) ayaa warbixintan Minneapolis kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu madaxweyne Xasan kaga hadlay khudbaddii Minneapolis?