Muxuu ka dhigan yahay go'aanka ay Israel ku xireyso xafiiska Aljazeera?

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku gooddiyay inuu xiri doono shabakadda wararka ee Aljazeera kadib markii Isniintii la meel mariyay sharci u ogolaanaya dowladda inay mamnuucdo shabakadaha shisheeye ee loo arko inay khatar ku yihiin amniga qaranka.

Aljazeera oo fadhigeedu yahay Doxa ayaa bayaan ay soo saartay ku cambaareysay sharcigaas.

Warbixin ku saabsan waxa ay tallaabada Israa'iil uga dhigan tahay xorriyatul qawlka, waxaa inoo soo jeedinaya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu ka dhigan yahay go'aanka ay Israel ku xireyso xafiiska Aljazeera?