Muxuu Biden ku sheegay khudbaddii uu ka jeediyey Poland?
Russia Ukraine War US Europe
Warsaw —
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa soo gabagabeeyey booqasho saddex maalmood ah oo ku tagay dalal ka mida Yurub xilli colaado ka socoto dalka Ukraine kadib duulaalnkii Ruushka.
Intii uusan kusoo laaban dalkan Maraykanka ayaa madaxweyne Biden uu khudbad ka jeediyey dalka Poland oo daris la ah dalka Ukraine. Warbixintan ay inoo diyaarisay Anita Powell waxaa soo jeeidnaysa Falastiin Axmed Iimaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Muxuu Biden ku sheegay khudbaddii uu ka jeediyey Poland?