Muwaadiniinta Mareykanka oo laga soo daad-gureeyey Haiti

Haiti Violence

Diyaarad ay kiraysatay dawladda Maraykanka ayaa tobannaan muwaadiniin Maraykan ah kasoo daad-guraysay dalka Haiti oo qalalaasuhu cirku isku sii shareerayo.

Haiti ayaa waxaa ka socda fal-dambiyeedyo ay gaysanayaan kooxo abaabulan oo hubaysan oo halis geliyey maamulkii waddankaasi.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Muwaadiniinta Mareykanka oo laga soo daad-gureeyey Haiti