Jigjiga —
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustaf Maxumed Cumar ayaa cafis u fidiyay 221 maxaabiis ah oo ku xirnaa xabsiyada kala duwan ee deegaanka.
Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Mustafa Cumer oo cafis u fidiyay 221 maxbuus