Musharaxiinta duqa Toronto oo la kulmay Soomaalida

Toronto

Qaar kamid ah murashixiinta tartanka duqa magaalada Toronto, oo doorashadiisa ay qabsoomi doonto toddobaadka dambe, ayaa si gooni gooni ah ula kulmay Soomaalida Toronto, iyagoo kala hadlay haddii la doorto waxyaabaha ay qorsheynayaan inay wax ka qabtaan.

Warbixintan waxaa Toronto kasoo diray Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Musharaxiinta duqa Toronto oo la kulmay Soomaalida