Beirut —
Isreal ayaa billowday tijaabada shidaal ay ka qodeyso biyaha badda u dhaxaysa Israel iyo Lubnan, tallaabadan oo ka careysiisay xukuumadda Beyruut.
Mareykanka ayaa isku dayaya inuu dhex-dhexaadiyo labadan dhinac. Warbixintaan waxaa Qaahira kasoo diray Xuseen Saxnuuni.
Your browser doesn’t support HTML5
Muran dhul-badeed oo ka dhex taagan Israel iyo Lubnaan