Muhiimadda ay doorashada Faransiiska u leedahay soo-galootiga
Valerie Pecresse oo ka mid ah musharaxiinta madaxweyne
Paris —
Dalka Faransiiska waxa ka socda olole xoogan oo loogu Jiro doorashada madaxtinimda dalkaasi oo wareega hore la qabanayo bisha April ee fooda inagu soo haysa, wareega labaadna la soo gabo gabayn doono bisha May.
Doorashadan ayaa ahmiyad way u leh dadka soo galootiga ah, ayada oo dhowaanahan ay kordheen siyaasiyiinta midigta fog ee diidan soo-galootiga iyo dadka Muslimiinta ah.
Sahra Ciidle Nuur ayaa Khadka Telephone ka kula xidhiidhay Xamse Cabdi Ibraahim, oo ka mid ah Soomaalida dalkaasi muddada dheer ku noolaa.
Your browser doesn’t support HTML5
Muhiimadda doorashada Faransiiska ay u leedahay soo-galootiga