385 muhaajiriin reer Pakistan ah oo lagu sii daayey Libya

Mas’uuliyiinta ammaanka ee Bariga dalka Liibiya ayaa sheegay inay sii daayeen ugu yaraan 385 Muhaajiriin reer Pakistan ah oo lagu hayey bakhaarro ganacsi, sida laga soo xigtay koox u doodo xuquuda muhaajiriinta.

Sahra Cabdi Axmed ayaa soo jeedineysa warbixintan oo ay qortey wakaaladda wararka ee Associated Press.

Your browser doesn’t support HTML5

385 muhaajiriin reer Pakistan ah oo lagu sii daayey Libya