Muhaajiriin ka badan 90 oo ay dooni kula degtay badda Meditareeniyaanka

Mediterranean Migrant Shipwreck

In ka badan 90 muhaajiriin ah ayaa dooni ay la socdeen ku dagtay badweynta Meditareeniyaanka kadib markii ay kasoo safreen dalka Liibya si u gaaraan dalalka Yurub.

Hay'adda Q.M u qaabilsan socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in sadexdii bilood ee ugu dambeysay ay badweyntaasi ku geeriyoodeen 300 oo qof oo muhaajiriin ah.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Europe, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa shilkan ugu dambeeyay ka waraystay Shukri Siciid oo ah saxafiyad ku nool magaalada Rome ee dalka Talyaaniga.

Your browser doesn’t support HTML5

90 Muhaajiriin ah oo ay dooni kula degtay badda Meditareeniyaanka