Nairobi —
Mucaaradka Kenya ayaa wali ku adkaysanaya inay sii wadi doonaan mudaharaadyada ay uga soo horjeedaan dowladda dalkaas ee uu hogaamiyo William Ruto.
Wariyaha VOAda Maryan Maxamuud Barre ayaa warbixintan ku eegaysa waxa ka dhalan kara haddii mudaharaadyadu sii socdaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta Mucaaradka Kenya.mp3