Minneapolis oo oggolaatay baahinta codka sare ee aadaanka salaadaha

Golaha Deegaanka magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota, ayaa Khamiistii meelmariyay xeer oggolaanaya in masaajidda Minneapolis si rasmi ah looga adimo salaadaha, iyadoo codka banaanka laga maqlayo.

Go'aanka Golaha Deegaanka ayaa waxaa soo dhaweeyay jaaliyadda iyo culimada Soomaaliyeed ee gobalka Minnesota.

Wariyaha VOA Maxamuud Mascadde, ayaa arrimahaas ka wareystay Sh. Yuusuf Cabdi Cabdulle, Agaasimaha Isutagga Muslimiinta Woqooyiga America (IANA).

Your browser doesn’t support HTML5

Minneapolis oo oggolaatay baahinta codka sare ee addinka salaadaha