7 milyan oo caruur ah oo nafaqo darro ay ku hayso Bariga Afrika

Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa sheegtay in inka badan 7 milyan oo carruur ah oo ay da'doodu ka yar tahay 5 sano ay weli nafaqo darro ku hayso guud ahaan Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya.

UNICEF ayaa ku baaqday in la maalgashado nidaam horumarineed oo waara oo adkaysi leh oo gobolka oo dhan ah si looga ilaaliyo carruurta iyo bulshada dhibaatooyinka mustaqbalka.

Warsaxaafadeedka UNICEF waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

7 milyan oo caruur ah oo nafaqo darro ay ku hayso Bariga Afrika