Militariga qabsaday Gabon oo sii daayey maxaabiis siyaasadeed

Dadka rayidka ah ee dalka Gabon ayaa u dabaal degaya sii deynta hogaamiyeyaasha miltariga ay Talaadadii xabsiyada ka sii daayeen Maxaabiis siyaasadeed oo madaxweynihii la eryay u xirnaa iyagoo aan maxkamad la marin.

Moki Edwin Kindzeka ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Yaounde, dalka ay Gabon deriska yihiin ee Cameroon, waxaa inoo soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Militariga qabsaday Gabon oo sii daayey maxaabiis siyaasadeed