Midowga Yurub ayaa mabda’ ahaan isku raacay heshiis dhigaya in hantida laga xayiray Ruushka loo adeegsado hub loogu deeqayo Ukraine.
Xulafada Washington ayaa sidoo kale raba in Midowga Yurub uu horay ugu sii socdo arrintan, taasi oo sii kordhineysa xiisadda Brussels kala dhaxeysa Moscow.
Warbixintan waxaa soo diray Henry Ridgwell, waxaana soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.