Maxay yihiin awoodaha cusub ee la siiyay booliska UK?

Toddobadaadkan, dalka Britain waxaa ka billowday awoodo cusub oo booliiska Ingiriiska loo ogolaadey, kuwaas oo ay ka mid yihiin tallaabooyin ay ku beegsan doonaan dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada markay dibad-baxayaan, gaar ahaan haddii ay joojiyaan isu socodka gaadiidka iyo shaqooyinka dhismayaasha waaweyn ka socda.

Warbxin ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy, wariyaha VOA ee Qaarada Yurub, Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Awoodda cusub ee booliska UK.m4a