Maxay Ukraine muhiim ugu tahay Mareykanka?

24-kii Bishii Febrayo ee sannadki 2022-ki ayuu Ruushka ku duuley dalka Ukrain, laakiin muddo ayuu ku taamayey madaxweyne Putin in uu dagaalkaas qaado.

Dhinaca kale wadamada reer Galbeedka, gaar ahaan Mareykanka ayaa garab iyo gaashaanba u muujiyay Kiev, haddaba maxay Ukraine muhiim ugu tahay Mareykanka?

Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub, Cabdixaafid Cawil Ismaacil ayaa arrintan ka wareystay, Mohamed Hassan Dableh, oo ah falanqeeye degan magaalada Leicester ee dalka Britain.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay Ukraine muhiim ugu tahay Mareykanka?