Maanta oo Isniin ah, dadka Mareykanka waxay u dabaal degeyaan maalinta Juneteenth, oo ah maalin lagu maamuuso maalintii lagu dhawaaqay inuu dhammaaday addoonsigii muddada dheer dalka ka jiray ee lagu hayay dadka madow ee Afrika xoogga looga keenay.
Waxay aheyd maalin la soo xiray boggii madoobaa ee taariikhda adoonsiga Mareykanka.
Maalintan ayaa sanadkii 2021-kii waxaa maalin qaran oo fasax laga yahay shaqooyinka dowladda ka dhigay Congress-ka Mareykanka kadib markii uu u gudbiyay madaxweyne Joe Biden.
Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa maalintan ka wareystay Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo ka faallooda arrimaha Mareykanka.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxay tahay maalinta Juneteenth ee looga dabaal-degayo Mareykanka?