Madaxweynaha Mareykanka oo Jimcihi shalay ka hadlay shirweynaha caalamiga ah ee Isbaddalka Cimilada ee ka socda magaalada Sharma Al-Sheik ee dalka Masar, ayaa sheegay in kuleelka sii kordhaya ee cimmilada uu khatar weyn ku yahay dunida oo dhan.
Dhanka kale, Biden ayaa isla magaalada Sharmal Sheekh kulan gaar ah kula yeeshay madaxweynaha Masar, Cabdilfatax Al-sisi.
Warbixintan waxaa Qahira kasoo diray, Xuseen Saxnuni.
Your browser doesn’t support HTML5
Biden iyo el-Sisi.mp3