Maxay ganacsatada Islii ka yiraahdeen codsiga Soomaaliya ee ku biirista EAC?

EAC leaders

Ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya oo ka hadlay muhiimadda uu gaacsigooda u leeyahay dhaq-dhaqaaqa isu socodka wadamada Bariga Africa ayaa ugu baaqay madaxda ururka EAC inay fududeeyaan ansixinta kamid noqoshada Soomaaliya ee dalladan maadaama Soomaaliya uu muhiim u tahay ganacsiga geeska Africa.

Warbixintan waxa magaalda Nairobi kasoo diray wariyaha VOA, Khadar Maxamuud Hared.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya.mp3