Maxay dib u doorashada Putin uga dhigan tahay Reer Galbeedka?

Ruushka ayaa ku dhawaaqay in dib loo doortay madaxweyne Vladimir Putin, isaga oo helay 88% codadkii la dhiibtay tirinta codadkii ugu horreeyay ee doorashadii madaxtinimo ee Axaddii dalkaasi ka dhacday.

Doorashadan ayaa loo arkay dhoolatus aan codbixiyaasha fursad u siinin inay doortaan cid si dhab ah ula baratameysay Putin.

Haddaba waxa ay guusha Putin uga dhigan tahay dalalka Reer Galbeedka waxaa warbixintan waxaa kasoo diray weriyaha VOA ee London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay dib u doorashada Putin uga dhigan tahay Reer Galbeedka?