Maxaa sabab u ah dilalka dhallinyarada Soomaalida ee Toronto?
Toronto
Toronto —
Soomaalida ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa wada dadaallo wax looga qabanayo dhibaatooyinka haysta dhallinyarada sida dilalka.
Inkastoo, sanadkan la sheegayo in dilalka dhallinyarada Soomaalida Toronto ay tiro ahaan hooseeyaan marka loo eego sanadihii hore, haddana waxaa lagu soo warramayaa in loo baahan yahay dadaallo dheeri ah oo lagu soo afjaro arrimahan.
Wariyaha VOA-da Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Yaasiin Abiikar oo muddo deggen magaalada Toronto, ugu horreyna waxa uu waydiiyay waxa sababay in dhibaatooyinka ay sii socdaan?
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa sabab u ah dilalka dhallinyarada Soomaalida ee Toronto?