Kyiv —
Ukraine ayaa sheegtay Axaddii in ciidamada Ruushka ay horumar ka sameeyeen qeybo ka mid ah bariga Ukraine oo uu ka socdo dagaal xooggan.
Waxay kaloo sheegeen in ciidamada Ukraine ay iyana horumar ka sameeyeen qeybo ka mid ah koonfurta dalkaasi. Warbixin ay qortay VOA waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa maanta ka cusub dagaalka dalka Ukraine?