Maxaa laga ogyahay shilkii diyaaradeed ee Washington DC?

Hay'ado badan oo Mareykan ah ayaa baaraya sababta keentay in ay hawada sare ee Washington DC isugu dhacaan diyaarad rakaab oo ay leedahay shirkadda American Airlines iyo helikobter militari, Arbacadii.

Warbixin ay VOA-da arrintan ka qortey waxaa inoo haysa Falastiin Axmed Iiman.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Falastiin

Dhinaca kale, Cali Cumar Goys oo ah duuliye diyaaradaha nooca loo yaqaan Boeing 737 ee dalka Mareykanka, mudana ka shaqeynayey howlaha duulista, ayey Falastiin ka wareystey shilkan iyo amniga diyaaradaha.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Cali Cumar Goys