Xisbiyada ku tartamaya doorashooyinka guud ee Arbacada soo socota ka dhacaya dalka Koonfur Africa ayaa ku jira maalmihii u danbeeyey ee ololaha doorashada ,iyadoo la filayo in xisbiga African National Congress (ANC) oo dalkaasi hogaanka u soo hayay tan iyo markii la soo afjaray midab takoorkii uu markii u horeysay tan iyo xiligaa ay taageeradiisu hoos u dhacdo islamarkaana uu u baahdo inuu wadahadal la sameeyo xisbiyo kale.
Abdi hakin Shirwac ayaa arintan ka waraystay Maxamed Nuur Qalimoo oo ka faalooda siyaasada caalamka kuna sugan magaalada London.
Your browser doesn’t support HTML5
SOUTH AFRICA ELECTIONS