Maxaa kusoo kordhay baaritaanka weerarkii taageereyaasha Trump ay ku qaadeen xarunta Congress-ka?
Washington —
Guddiga loo xilsaaray dhacdadii 6-da January ayaa toddobaadkan soo gabagabeyn doona wareegiisii koowaad ee dhageysiga dadweynaha, iyadoo si daqiiqad-daqiiqad ah loo baarayo falkii madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ee intii uu socday weerarkii lagu qaaday xarunta Capitol Hill-ka.
Weriyaha VOA-da uga soo warranta Congress-ka Katherine Gypson ayaa eegeysa waxa xiga. Caasho Ibrahim Aden ayaa soo koobeysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa kusoo kordhay baaritaanka weerarkii taageereyaasha Donald Trum ku qaadeen xarunta Congress-ka?.mp3