Maxaa kusoo kordhay baaritaanka madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump?

Garsoore heer federaal ah ayaa u qabtay waaxda caddaaladda ee Maraykanka muddo toddobaad ah inay tifaftir ku samayso qoraalkii loo adeegsaday baaritaankii dhawaan lagu sameeyay hoyga uu degan yahay madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ka hor inta aan la shaacin qaybaha kale dukumentiga.

Xuseen Barre ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

warbixin ku saabsan baaritaanka Donalad Trump.mp3