Maxaa kasoo baxay wada-hadalladii Mareykanka iyo Taalibaan?

Wada-hadalladii Doxa ugu bilowday ururka Taalibaan iyo Mareykanka ayaa lasheegayaa iney aad ugu kala fogyihiin ajandeyaasha laba dhinac ay miiska la yimaadeen.

Wada-hadalladan ayaa ahaa kuwii ugu horreeyey ee labada dhinac dhexmara tan iyo 31-kii August, markaasi oo ciidamada Mareykanka iyo NATO ay soo geba-gebeeyeen ka bixitaankooda dalka Afghanistan.

Warbixintan waxaa Melbourne kasoo diray wariyha VOA ee qaarada Australia iyo Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa kasoo baxay wada-hadalladii Mareykanka iyo Taalibaan?