Waxaa shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu soo geba-gebeeyay shirka 21-aad ee Hayβadda Horumarinta Bankiga Adduunka ee πππ, iyo madaxda Afrika kaasoo looga hadlay sidii loo maalgalin lahaa wadamada Africa.
Shirkaasi madaxda ka qaybgashay waxaa ka mid ah madaxweyaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.