Maxaa ka dhalan kara buuxinta biyo-xireenke Nile ee Ethiopia?

Ra’iisul Wasaraaha Ethiopia Abiy Axmed ayaa toddobaadkan sheegay in la buuxiyey biyo xireenkii Dib-u-Curashada Nile ee dalkiisa.

Tallaabadana ayaa ka careysiisay dalka Masar oo sheegay in go’aanka Ethiopia uu ahaa mid hal dhinac ah.

Haddaba tallaabadan Ethiopia iyo waxa ka dhalan kara ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uu ka wareystay Ibraahim Maxamed Maxamuud (Mustashaar) oo aqoon u leh arrimaha Afrika iyo Carabta.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa ka dhalan kara buuxinta biyo-xireenke Nile ee Ethiopia?